Norsk-somalisk legeforening, i samarbeid med Norsk Folkehjelp Oasen, inviterer til førstehjelpskurs for kvinner.
Arrangementet foregår på somalisk med:
Teoretisk gjennomgang og demonstrasjon av hjerte-og lungeredning (HLR) både for voksne og barn, bruk av hjertestarter, fjerning av fremmedlegeme i halsen og første behandling av brannskader.
Mye praktisk øving på dukke av HLR for voksne og barn, og bruk av hjertestarter.
Velkommen til et lærerik og innholdsrikt kurs på somalisk av norsk-somaliske leger og medisinstudenter.
På grunn av begrenset plass ber vi at alle, som ønsker å være med, registrerer seg.
Tid: Kl. 14-17:00 den 11.04.2026
Sted: Osmundveien 16
Ururka dhakhatiirta Soomaliyeed ee Norweey, oo kaashanaya Norsk Folkehjelp Oasen, ayaa idinku casuumaya koorso ku saabsan gargaarka degdegga ah. Koorsada waxaa loogu talagalay dumarka oo waxaa lagu qabanaya af-soomaali.
Koorsada waxaad baranaysaan:
Gargaarka wadnaha iyo sambabada xagga dadka weeyn iyo caruurta
Habka loo isticmaalo wadne-kiciyaha
Habka looga soo bixiyo cuntada cunnaha ku dhagta
Habka loo daweeyo dhaawaca gubashada
Ku soo dhawaada koorso faa'ido badan oo ay abaabuleen dhakhaatiir soomaali ah iyo arday soomaliyeed oo caafimadka dhigta.
Maadaamo boosku u yaryahay, waxaan idinka codsanayna in aad is diwaangelisaan.
Wakhtiga: Sc. 2 ilaa iyo 5 galabnimo, sabtida 11.04.2026
Goobta: Osmundveien 16